Ali Bin Ali Mohamed
Ali Bin Ali Mohamed waa Bukaan jira 30 sano dagan ceelsha biyaha
Ali waxa uu ahaa Bukaan in muddo ah laxanuunsanaa dhagax uga jiray kaadiheysta
Maalin maalmaha kamida Ali xanuunkii ayaa saaid uqabtay waxaana loo kaxeeyay
Xarunta Kilyaha iyo Kaadimareenka ee Muqdisho (Mogadishu Urological Center)
waxa uuna kula kulmay Dr Abdihamiid Hassan Hilowle oo ah Dhaqtarka Kilyaha iyo Kaadiheysta(Urologist)
Ali Dr ku waxa uu usheegay in kaadiheysa Dhagax uga jiro qaliina yahay
Ugu dambeyn Ali waxaa lagu sameeyay qaliinka ayadooo la isticmaalayo
Laser Machine dhaawacna aan loogeysan waana lagu guuleystay
Hadana Ali waa caafimaad qabaa Alhamdulillah
0