Mohamed Ahmed Dhuxulow
Mohamed Ahmed Dhuxulow waaa Bukaan Jira 30 sano in badan daganaa dalka kenya Mohamed waxa uu in muddo ah laxanuunsanaa dhagxaan uga jirtay 2abadiisa kiliyood Mohamed waxa uu tagay isbitaallo badan oo kuyaala dalka gudihiisa iyo dibadiisa intaba waxba kama
0
Ali Bin Ali Mohamed
Ali Bin Ali Mohamed waa Bukaan jira 30 sano dagan ceelsha biyaha Ali waxa uu ahaa Bukaan in muddo ah laxanuunsanaa dhagax uga jiray kaadiheysta Maalin maalmaha kamida Ali xanuunkii ayaa saaid uqabtay waxaana loo kaxeeyay Xarunta Kilyaha iyo Kaadimareenka ee