Mogadishu Urological Center is the only Urological Center in Somalia broadly, our main purpose is to preserve MUC as an inclusive, independent, community-driven urology clinic in order to optimize access to excellence healthcare for patients across Somalia.

Related Posts

Mohamed Ahmed Dhuxulow

Mohamed Ahmed Dhuxulow waaa Bukaan Jira 30 sano in badan daganaa dalka kenya Mohamed waxa uu in muddo ah laxanuunsanaa dhagxaan uga jirtay 2abadiisa  kiliyood Mohamed waxa uu tagay isbitaallo badan oo kuyaala dalka gudihiisa iyo dibadiisa intaba waxba kama eysan qaban baahidiisa

Mohamed waxa uu imaaday xarunta kiliyaha iyo kaadimareenka ee muqdisho Mogadishu Urological Center waxa uuna lakyulmay Dr Abdihamid Hassan Hilowle Dr ku waxa uu Mohamed usheegay in Kiliyiihiisa Dhagxaan uga jiraan

Marka ey aheyd taariikhdu 26/nov/2019 Mohamed waxa uu Galay qaliinka ayadoo lajeexin dhaawacna loogeysan lana isticmaalay Machineka Laserka

Ugudambeyn Mohamed waa Laga saaray Dhagxaantii waana lagu guuleystay Alxamdulillah

No Comments
Post a Comment
Name
E-mail
Website