10ka astaan ugu horeeya ee lagu arko kaankarada ku dhacda ragga
Kaankarada ku dhacda ragga ayaa kusoo siyaadaya bulshada caalamka. Wadamada horumaray ayaa ku bixiya dhaqaale aad u fara badan kaasoo looga gol leeyahay in lagu ogaado sababaha rasmiga ah ee keenay xanuunadaan iyo sida loo heli lahaa daawadiisa. Waa xanuun
0
Dhagxaanta Kilyaha
Dhagaxaanta ku samaysma kilyaha ayaa kamid ah xaaladdaha ugu badan ee saameeya in badan oo kamid ah bukaanada lagu arko goobaha caafimaadka. Dhagaxaantaan ayaa ah qurubyo yaryar oo ka samaysan macaadiinta kala duwan kuwaasoo ku dhaga inta badan meelo kamid ah kilyaha